War DegDega” Liyuu Booliiska Kilidhka Axmaarada Itoobiya Oo Inqilaabay Madaxweynaha Dawlad Degaankaasi
June 22, 2019 - Written by mandheera news
Bahar daar -Liyuu Booliiska Kilidhka Axmaarada Itoobiya Oo Inqilaabay Madaxweynaha Dawlad Degaankaasi
inqilaab ayaa maanta ka dhacay caasimada Degaanka Amxaarada. Ciidan gadoodsan oo lagu sheegay Liyu Booliska Xabashida ayaa isku dayay inay dilaan Madaxwaynaha Amxaarada.
Waxaa ilaa hada la soo sheegayaa inuu dhaawacmay Xeer Ilaaliyihii Guud ee Amxaarada Ato Magbar Kabadhe. Waxaa la sheegayaa in Xafiiskii Madaxwaynaha ay dhamaantiisii la wareegeen ciidamada Afganbiga sameeyay.
Waxaa kale oo ay la wareegeen Taliska Komishinka Booliska. Magaalada Bahar Dar ayaa xabado badan haatan laga maqlayaa