MANDHEERANEWS.COM
“Warqadii Dembi La’aanta ee CID-da Laga Qaadan Jiray, Waxa loo Wareejiyey Xeer Ilaalinta, waana caqabad cusub” Cabdiqaadir Jirde
February 25, 2021 - Written by admin

Hargeysa(Mandheeranews)- Xisbiga Waddani, ayaa sheegay in warqadii dembi la’aanta ee Murrashaxiintu ka qaadan jireen Laanta Dembi baadhista ee CID-da loo wareejiyey dhinaca Xeer Ilaalinta Guud oo halkaas bixinayso warqada dembi la’aanta.
Guddoomiyaha ku meel gaadhka ah ee Xisbiga Waddani Cabdiqaadir Jirde, ayaa arrintaasi ku tilmaamay caqabad cusub oo soo baxday oo aanay illaa imika fahamsanayn sababta keentay, waxaanu yidhi “Beesha Caalamka waxa aanu kala hadalnay caqabado cusub oo ka Soo Baxay Doorashada, Warqadii Dambi La’aanta Ee CID-da Laga Qaadan Jiray Oo Waxa Wareejiyay Xeer Ilaalinta Ma Fahmayno Macnaheeda Iyo Sababta Loogu Wareejiyay,”
Dhinaca kale mid ka mid ah Murrashaxiinta Xisbiga Waddani, ayaa hankiisii uga hadhay, markii uu si yidhi doono warqada dembi la’aan, ka dibna loo sheegay in xukun maxkamadeed ku dhacay.

Cabdiqaadir jirde
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews