MANDHEERANEWS.COM
Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Ka Warbixiyey Tayada Dalagyo Lagu Baadhey Dal
January 5, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Mandheeranews)Wasiirka horumarinta Beeraha Iyo Guddoomiyaha Hay’adda dhowrista Tayada Somaliland Oo Faahfaahiyey Shaybaadh la mariyey Dalagyada ka soo Go’ay Somaliland.

Ka dib, markii Hay’ad Fadhigeedu yahay Soomaaliya soo saartay War Shaki gelinaya Fayo-qabka Dalagyada la midka ah kuwa Somaliland.

Wasiirka Horumarinta Beeraha JSL Md. Axmed Muumin Seed iyo Guddoomiyaha Hay’adda dhowrista tayada Md. Muuse Xasan Xaaji Yuusuf oo si wada-jir ah Warbaahinta ula hadlay Axadda Maanta ayaa sheegay in markii Hay’adda fadhigeedu yahay Soomaaliya ay dalagyo ka qaadday suuqa Bakaaraha ee Muqdisho isla-markaana ay shaybaadhay kuna sheegtay inay ku jirto Maaddo Sun ah oo Caafimaadka Dadka.

Laakiin, iyaguna si Shacabka Somaliland loo shaki saaro ay Dalka Imaaraadka Carabta u direen Saambalo ah dalagyadii ka soo go’ay Somaliland labadii sanadood ee u dambeeyay, markii la soo shaybaadhayna Natiijadii soo baxday ay noqotay in dalagyadii ka soo go’ay Somaliland ay fayow yihiin, kana bed-qabaan Maaddada lagu sheegay dalagyadii Saambaladooda laga qaaday Magaalada Muqdisho.

Labada Masuul waxay ku nuux-nuuxsadeen in dalagyada ka soo baxay Somaliland ay ka fayow yihiin wax kasta oo dhibaato Caafimaad-darro ku sababi kara Shacabka Somaliland.

Wasiirka Beeraha JSL Md. Seed oo hadalka ku dheeraaday ayaa si gaar ah farriin ugu diray Shacabka Somaliland, waxaanu ku booriyey inay sii kordhiyaan wax soo-saarka Beeraha iyo cunista Cunto Waddaniga.

Warkaasi oo Muuqaal ah halkan Hoose kaga bogta.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews