Wasiirka Maaliyada Oo Lacag lagu Kaalmayn doono ku soo Rogay Dadka Dhimirka ka buka kusoo rogay Ganacsatada Jaadka
December 30, 2020 - Written by admin
Hargeysa (Mandheeranews)Wasiirka Horumarinta Maaliyada Somaliland Dr Sacad Ali Shire ayaa maanta Soo Saaray Wareegto uu ku dhaqan galinayo Lacag lagu kaalmayn doono Dadka Dhimirka ka buka Ee ku jira Cisbitaalada Dhimirka Somaliland taas oo dhan 200 shiling Sl halkii Kg Ee Jaad ah
Wareegtan oo toos ugu Socotay Maamulada Kastamada Cashuuraha iyo Ganacsatada Jaadka soo galiya Dalka ayaa u dhignayd Sidan