MANDHEERANEWS.COM
Wefti Ka Socda Labada Xisbi-Siyaasadeed Ee Kulmiye Iyo Ucid Ayaa Maanta Gaadhay Magaaladda Nairobi ee Dalka Kenya
May 20, 2019 - Written by mandheera news

“Wefti Ka Socda Labada Xisbi-Siyaasadeed Ee Kulmiye Iyo Ucid Ayaa Maanta Gaadhay Waddanka Kenya, Gaar Ahaan Magaaladda Nairobi.

Sida Warar Weftigaa Ku Dhaw-dhawi Ii Sheegayaan Waxay Kulamo Badan La Soo Yeelanayaan Beesha Calaamka, Khaasatan Dawladaha Dimquraadiyada Iyo Doorashooyinka Inaga Taageera Ee Aynu U Naqaano(Deeq-bixiyayaasha) Ilaahaybaa Deeqda Bixiyee,

Waxa Kale Oo Qorshahoodu Yahay Sidii Ay Kulamo Siyaasadeed Ula Soo Yeelan Lahaayeen Dawladda Waddanka Kenya Oo Immika Xidhiidhkeenna Siyaasadeed Aad U Soo Raynaayo,

Isku Soo Wada-duuboo Weftigani Waxay U Baxeen Sidii Loo Soo Qorshayn-Lahaa In Sanadkan 2020ka , Sidii Dalka Doorasho Uga Dhici-lahayd Iyado Oo Xukuumadda Somalilandna Gabi-ahaanba Dhammaystirtay Wixii Qorshe Kaga Aadanaa Doorashooyinka, Sida La Ogyahayna Waxa Doorashadda Galaaya Oo U Diyaara Labada Xisbi Ee Kulmiye Iyo Ucid,

Halka Uu Xisbiga Waddani Ka Cudur-daartay Inuu 2020-ka Doorashadda Dhacaysa Ka Qayb-galo Sababo Xisbiga U Gaara Awgeed”

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews