MANDHEERANEWS.COM
Wefti Sare oo ka Socda Dawlada Itoobiya Oo soo gaadhay Somaliland
August 19, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Mandheeranews)Wafdi balaadhan oo ka socda Wasaaradda Arimaha Dibadda Itoobiya oo uu hogaaminaa
yo Afhayeenka Wasaaradda Arimaha Dibadda Itoobiya Dina Mufti ayaa soo gaadhay caasim
adda Somaliland ee Hargeisa.

Dina Mufti,Afhayeenka Wasaaradda Arimaha Dibadda Itoobiya ayaa u sheegay saxaafadda Addis Ababa, in uu u tagayo Hargeisa balaadh
inta Qunsiliyadda ay ku leedahay Addis Ababa dalka Somaliland.

Molla Mitiku oo ah tifatiraha Addis Herald ayaa waxa uu u sheegay Dina Mufti in ay doonayaan sidii ay kor ugu qaadi lahaayeen xidhiidhka labada wadan.

Wararka ka imanaya Addis Ababa ayaa waxa ay sheegayaan in xildhibaano sare oo ka socda Wasaaradda Arimaha Dibadda Itoobiya ay ku wehelinayaan safarka Somaliland Dina Mufti.

Wafdiga ayaa kulan la qaadan doona Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Hon.Mousa Bihi Abdi.
Xigasho Ahmed Adam.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews