MANDHEERANEWS.COM
Xildhibaan Katirsan Golaha Deegaanka Degmada Berbera Oo Weerar Gacan Ka Hadala Ku Qaaday Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Iyo Waaran Qabasho Loo Jaray Xildhibaankaasi.
December 9, 2019 - Written by admin

Berbera(Mandheeranews):-Warar Xogogaala oo soo gaadhay Warbaahinta Madaxa banaani Ayaa tibaaxaya in Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Eng Axmed Cismaan Xasan oo maanta Xafiiskiisa Ku Sugan Uu Weerar Af iyo gacanba uu ku qaaday Xildhibaan Cali Cabdi Dheere oo katirsan Xubanaha Golaha Deegaanka Degmada Berbera.

Xogta aanu helay ayaa sheegaysa in dagaalka Xildhibaanku ku qaaday Gudoomiyaha uu ka dhashay kadib markii Sida La sheegay Arin u watay Xildhibaanku uu ka Diiday badhasaabku kuna tilmaamay mid aan suurgal ahayn arintaas oo aan la cadayn waxa ay La xidhidho ayaanu iskudaynay inaanu Gudoomiyaha Gobolka Eng Axmed Cismaan Xasan Iyo Xildhibaan Cali Cabdi Dheere ba wax ka weydiino si aanu xog rasmiya dhacdadan uga helo hase yeeshee noomay suuragalin inaanu Jawaab saxa ka helo Labada dhinacba,

Wararka kaloo aanu helay ayaa sheegaya in Xildhibaankan loo jaray waaran qabasho oo lagu xidhayo laakiin aan wali booliisku soo qaban Warkan waxa noo Xaqiijiyay Ilo wareedyo Rasmiya oo Markii dhacadani dhacaysay Xafiiska gobolka Ku sugnaa waxaanay intaa kusii dareen in dagaalkaasi raali galin Laga Siiayay badhasaabka Laakiin uu ku adkaystay in Sharciga iyo Xeerarka wadanka u yaala ay ku kala bixi doonaan Xildhibanakan raali galintana aanu qaadan doonin.

Xigasho Berberatoday
 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews