Xildhibaano Kamida Golaha Wakiilada Oo Xukuumada Ku Edeeyey Inay Ku Fashilantay Xalinta Mushkiladaha Somaliland ka Taagan
October 22, 2019 - Written by admin
Qaar kamid ah Xildhibaanada golaha Wakiilada Somaliland oo ka qayb qaadanayay dood ku saabsan xaalada guud ee dalka, ayaa waxaa ay Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ay ku eedeeyeen inay gabi ahaanba ay ku fashilantay xalinta mushkiladaha ka jira dalka.