Xisbiga KULMIYE Oo Bogaadiyey Go’aankii Axsaabta Qaranku Kaga Heshiiyeen Murankii Qabsoomidda Doorashooyinka Ka Taagnaa, Kana Hadlay Arrinta Saami-qaybsiga
July 31, 2019 - Written by mandheera news
Hargeysa(Mandheeranews)-Xisbiga midnimada iyo horumarka Somaliland ee KULMIYE, ayaa bogaadiyey go’aankii ay dhawaan hoggaanka saddexda xisbi qaran heshiiska kaga gaadheen caqabadihii ku gedaannaa qabsoomidda doorashooyinka goleyaasha wakiillada iyo deegaanka, waxana ka digay in la curiyo caqabado cusub oo dhib ku noqon kara doorashooyinkaas muddada la sugayey.