“Xisbiga Waddani Marna Ma Aqbali Doono in Xubin kamida Xisbiga Muuse Ay mid noqoto Gudida Komishan-ka Ee Cusub”Guddomiye Ciro
October 22, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Mandheeranews)-Gudoomiye Cirro oo ka jawaabay baaqii ay usoo dirsadeen qoysaskii danyarta ahaa ee madaxweynaha qoyskiisa xoogga u adeegsadeen.

“Xisbiga Waddani Marna Ma Aqbali Doono in Xubin kamida Xisbiga Muuse Ay mid noqoto Gudida Komishan-ka Ee Cusub”
“Madaxweynaha Mar kasta Waxay dhul iyo Hanti ku Murmayaan Masaakiin Iyo Hooyooyin Danyar ah”ayuu yidhi guddoomiye Cirro.