Xoghayaha Arrimaha Gudaha Xisbiga UCID Ramaax Cali Hayste Oo Xarunta C.I.D. looga Yeedhay
December 8, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Mandheeranews)-Xogahaya arrimaha gudhaa xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka Ucid Siyaasi Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax Ayaa Maanta Looga Yeedhay Xarunta Danbi baadhista ee Caasimada hargeisa, kadib markii uu dacwad ka dhan ka gudbiyey gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax.
