MANDHEERANEWS.COM
Xubintii Xisbiga UCID ugu Jirtay Guddida Doorashooyinka Somaliland Oo Hadda Iska Casilay
February 3, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Mandheeranews)-Xubintii uu Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID ku lahaa Koomishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa hada iska casilay ka mid ahaanshihii Guddida Doorashooyinka.

Guddidan oo sharciyadooda uu ka taagnaa khilaaf ba’an oo u dhexeeyey xukuumadda uu hogaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi iyo Xisbiyadda Mucaaridka Ah Ee WADDANI iyo UCID, ayaa la filayey maalmahanba inay is casilaan maadaama oo aanay haysan kalsoonid asxaabta Mucaaridka.

Saacadaha soo socdana waxa sugayaa is casilaada shanta xubnood ee kale. Xubinta Xisbiga UCID waxay noqonaysaa in ku lahayn Koomishanka hadda wax xubno ah. Iyadoo Xisbiga Mucaaridka Ah Ee WADDANI isna xubintiisii horeba u joojiyey.

Is casilaada Xubinta Xisbiga UCID Ee komishanka Doorashooyinka Xasan Yuusuf Ducaale, waxay dalka u horseedi doontaa soo af jarida khilaafka siyaasiga ah ee dalka ka hortaagnaa inuu Doorashooyinka Baarlamaanka iyo deegaanku ka dhacaan.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews