Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Oo Soo Xerogalisay Jabhadii lagaga Dhawaaqay Gobolka Awdal.
November 14, 2019 - Written by admin
Jabhadii dhawaan lagaga dhawaaqay Bariga Gobolka Awdal ee Cawaale ayaa sheegtay inay katanaasushay fikirkii ahaa jabhada. Waxa lafilayay inay kamid noqdaan ciidanka qaranka Somaliland.
Hore waxa ujiray Ciidamo katirsan Jabhada Wabar oo iyaguna kasoo hoyday durkan.
