MANDHEERANEWS.COM
Yaan Jaanis La Siin siyaasiga ciil qahaha ah Waa Kuma siyaasiga Ciil Qabaha ahi?Qalinkii Prof Abdi Jama
April 17, 2019 - Written by mandheera news

Yaan Jaanis La Siin siyaasiga ciil qahaha ah

Waa Kuma siyaasiga Ciil Qabaha ahi?

Siyaasiga ciil qabaha ahi waa ka qarsada dhibka soo gaadhay isla markaana ka aamusa qalad kasta oo waddanka ka dhacaya. haddii uu jaanis helo hadhow, waa ka halista ah ee ina baabiinaya, maxaa yeelay waa ciil qabe.

Siyaasigan waxa ku kallifay inuu aamuso isagoo ka baqanaya in haddii uu maanta ka horyimaaddo madaxweynaha ay isku haybta yihiin,in beri beeshu ciqaabto oo taageeri waydo; teeda kale wuxu aaminsan yahay in haddii madaxweynaha ay isku haybta yihiin uu geeska galiyo in aanu mustaqbal siyaasadeed lahayn; waar miyaan ilaahay joogin; maxaa ku dhacay iimaankii iyo kalsoonidii dadka!!! Inshallahu ma shaqayn doonto formula daas xun ee keentay in qofka ka aamusa xaqa ama qarsada xumaan kasta, ka dibna ciil kiisa la suga fursadda madaxnimo marku helo; iska jir siyaasigani waa ciil qabe; waxba inaga reebi maayo hadhow marku jaaniska helo!!!

Ma kaas baad taageersan tahay mise siyaasiga sheega wixii khaldan, ciilkiisana aan qarsan ee ka hadla wixii qalad uu u arko; kani ma aha ciil qabe, maxaa yeelay wuu sii daayay wixii naftiisa ku jiray; umaddana wuu u faa’iideeyey, isaguna wuu nafisay; waxanu aaminsan yahay in Ilaahay joogo oo haddii uu ka aamuso xaqa, laga yaabo na in aanu taas ku helin madaxnimo.

dadka ayay u taalla in ay dhiirigaliyaan siyaasiga ciil qabaha ah ee maalinna aan wax xaq ah sheegin, iyo midka intaa qaylinaya ee xaqa ku addimaya. ma laga yaabaa in aynu innagu abuurno siyaasiga ciil qabaha ah!!!!

Cabdo; Garabka Kulmiye ee Badbaadinta

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews