Goormaynu toosnaa?Akhri. Qoraal qalbiga taabanaya. Fadlan share.……………“Wasiiradeenu mid waliba wuxu wata gaadhi qiimihiisu yahay: 80,000$ dollar.40tan Wasiir × 80,000$= 3,200,0000 $dollar. Cisbitaal hargeysa ku yaalna waxaa la keenay maalin dhaweyd hooyo tuulo hargeysa dhinaceeda ku taal ku foolatay oo gaadhi adhi siday la soo saaray, kuna dhiig baxday, Ilmihiina kaga dhex dhintay, Iyadiina Miyir doorsan gashay, Imisa Cisbitaal iyo imisa Iskuul ayey lacagta gawaadhida Wasiiraddu umaddeena u dhisi laheyd?.Afhayeen Barkhad Jaamac Batuun