Articles
-
Maxaa Sababay Inuu Siyaasi Cabdi-HAYBE Iska Casilo Xisbiga WADDANI?
Hargeysa(Mandheeranews): Siyaasi Cabdi Haybe Maxamed, ayaa maanta shaaciyey inuu gebi ahaanba iska casilay Xisbiga Mucaaridka ah WADDANI oo uu hogaankiisa sare ka tirsanaa.
Is-casilaada Cabdi Haybe Maxamed, ayaa ku sababee...
Friday, March 19, 2021
-
Goorma Ayaa Uu Calool Istaggu Dhibaato Caafimaad Keeni Karaa?
Calool istaaggu waxa uu ka mid yahay xaaladaha caafimaad darro ee qofka marar kala duwan hela. Dad badan ayaan dareensanayn in uu yahay dhibaato sababi karta khatar caafimaad. Birgit Terryung oo ah dhakhtar Jarmal ah oo ku xe...
Wednesday, March 17, 2021
-
Shirkadda SOMTEL, Oo Hargeysa, Garoowe iyo Muqdisho Ka Daah-Furtay Saamiyo Ay Shirkaddu Ka Iibinayso Bulshada.
PMadaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta Daah-furay munaasibad ay shirkadda Isgaadhsiinta casriga ah ee SOMTEL muwaadiniinta ugu oggolaatay fursad ay saamiyo ku darsan karaan shirkadda.
...
Wednesday, March 17, 2021
-
Komishan Tacliinta sare oo War kasoo saaray Murashax aan soomarin oo gudbay komishan Doorashooyinka Somaliland
Hargeysa(Mandheeranews)Musharax aan loo tasdiiqin Shahaadooyinkiisa Waxbarasho Oo Koomishanka Tacliinta Sare War Ka Soo Saaray.
Agaasimaha Guud Ee guddida Qaranka Tacliinta sare Ee Somaliland Ayaa Sheegay In Murashax Cali ...
Wednesday, March 17, 2021
-
Madaxweyne Biixi Oo Isniinta Berri Hor-tagaya Labada Gole Ee Barlamaanka Somaliland
Hargeysa(Xogreebnews)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa Isniinta Berri hor-tagaya labada Gole ee Baarlamaanka.Madaxweynaha ayaa labada Gole ka horjeedin doona Khudbad-sanadeedka Dastuuriga ah, taasi oo uu si...
Sunday, March 7, 2021
-
Xildhibaan U Socday Ka Qaybgalka Aaska Hooyaddii Oo Geeriyootay Badhan
Badhan (Mandheeranews)- Alle ha Naxariistee Marxuum Xildhibaan Cali Dhahar oo ka tirsanaa Aqalka Golaha Wakiiladda Ee Puntland, ayaa ku Geeriyooday Shil Baabuur Maanta, Kadib Markii uu shil gaadhi ku galay inta u dhaxaysa Dee...
Saturday, March 6, 2021
-
Akriso Qoraalka Sababay Mudaharaadka Ardayda Nuuradiin School Qaybta Inamada
Akriso Qoraalka Sababay Mudaharaadka Ardayda Nuuradiin School Qaybta Inamada
DUGSIGA NUURADIIN IYO COVID19
WQ. Xaynoosh
Maahmaah ayaa tidhaahda: nin ceel guntii galay ama ka soo warran ama ku dun. Waxa aan qormadan i...
Wednesday, March 3, 2021
-
Taliska Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Oo Beeniyay Inay Difaaca Dalku Dib U Soo Ruqaansadeen, Farriin Culusna U Diray Shacabka S/land
Tukaraq(Mandheeranews) – Taliska Guud ee Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa beeniyay warar maalmihii u dambaysay la isla dhex marayay oo been abuur ahaa oo sheegaya in Cutubyo ka tirsan Ciidanka ku sugan jiidda hore ee Tukara...
Monday, March 1, 2021
-
Siyaasi Jaamac-shabeel Oo Siyaasiyiinta Somaliland Uga Digay Wax Kasta Oo Qaranimada Lid Ku Ah
Hargeysa (Mandheeranews) – Siyaasi Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac-shabeel),ayaa sheegay in aanay dib u dhici doonin midnimo dhexmarta Somaliland iyo Spomaaliya, waxaanu guud ahaan Siyaasiyiinta reer Somaliland uga digay wax ...
Monday, March 1, 2021
-
Madaxweynaha Somaliland Oo Wasaarada Maaliyada ku Amray Inay Bixinayso lacagta looga Baahan Yahay Musharxiinta Haweenka Iyo Beelaha La hayb Sooco.
Hargeysa(Mandheeranews)-WAREEGTO MADAXWEYNE, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WHM/240-718/03202 ku go’aamiyey in Xukuumadda Jamhuuriyadda...
Monday, March 1, 2021
Next Page »
|
|