Badhasaabka Gobolka Saaxil oo dhagax dhigey Xarun Caafimaad oo Dawlada Hoose Ee Berbera ka dhisayso Degaanka Daboraqas
January 5, 2020 - Written by admin
Berbera(Mandheeranews)Dawladda Hoose ee Magaalada Berbera oo dhagaxdhigtay mashruuc Xarun caafimaad oo laga samaynayo deegaanka Dabaraqas Ee Degmada Mandheera