“Buurmadow Reerkoodana uma Roona, Somaliland Iyo Ina Riyo-raacna uma Roona ,Waxaan leeyahay Xaaraan Baad Tahay”Suldaan Maxamed Muuse Cunne
November 20, 2019 - Written by admin
“Habarjeclo Anagaa Weligood U Hiilin Jirnay Hadaanu Garxajis Nahay Iyaga ayaa Cod Noo soo Doontay Balse Anagu Cod Umaanu Doonan Buurmadoow waxaan Leeyahay Xaaraan Baad Tahay ” Suldaan Maxamed Muuse Cunne