Daawo”Cabashada Dhalinyaradii Shaqo Qaran Oo Sheegay In Imtixaankii La Musuq-maasuqay
July 30, 2019 - Written by mandheera news
Hargaysa(Mandheeranews):- Dhalinyarada Shaqo Qaran ee somaliland oo maanta ufadhiistay imtixaankii loo galayay shirkada singabuur ayaa sheegay inuu ardayda uu soo dhex galey musuq maasuqii ugu weyna isla markaa lagu soo daray dad aan ahayn dhalinyarada shaqo qaran