MANDHEERANEWS.COM
Daawo”Suldaan Ibraahim Jamac Samatar Oo Si Adag uga hadley Dilka Labadii Sarkaal,Eedayna usoo Jeediyey Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland
May 4, 2019 - Written by mandheera news

Maxamed Kaahin mid baan lee yahay wasiirkii Arr. Gudahana waan ahay raggaa la weeraray ee Garadag lagala cararay ee Ceelafweyn la geeyay maan ogayn, adna ceeb bay kugu tahay qaranka ceeb bay ku tahay in aadan ka warqabin, haddii aad ku adkaysatana waa masuuliyad daro, waa inaad is baraxdaa oo taliyihii Iyo Badhasaabkii warkaa kuu soo gudbin waayay ay maantaba maxkamad saaraadaan, adiga iyo jananada ciidamaduba waa in aad is casishaan oo haddii madaxweynaha aad meesha la haysatid ee uu ku dhawraayo u fududee.
Tan kale dafiraadani waxay dab ku sii shidaysaa Abtiyadaydii falka ay kuwooda xumi u soo jiideen iyo qoloda ay ka baxeen marxuumiintii dilka foosha xumi ku dhacay, hadalka xumi waxbuu sii fogeeyaa ee ficil baa loo baahan yahay.
Fadlan is casil.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews