Daawo:Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo War Ka Soo Saarey Xiliga La Xusaayo Maalinta 18 May
April 28, 2019 - Written by mandheera news
Hargeysa (Mandheeranews):- Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa waxaa uu maanta sheegay in xuska 18 may la qaban doono maalinta ay ku beegan tahay iyada oo ay tahay Ramadaan