MANDHEERANEWS.COM
Deg dega”Gurmad La’aan Soo food saartay Doon Ay Saaran yihiin 5 Kaluumaysato ah oo Muddo 3 Caano Maal Ah Cilad ku timi Dul Sabaynaysa Badweynta Bariga Berbera
July 14, 2019 - Written by mandheera news

Xaalada Doon Kaluumaysato ah oo ay Saaran yihiin 5 Badmaxayaal ah oo ka baxday Magaalada Berbera Ayaa Cilad ku timi Darteed Muddo 3 caano maal ah Dul Sabaynaysa dhinaca Badweynta Xili ay Dabaylo xoogani dhacayaan+Mulkiilaha Doontaasi Oo ka Cawday Gurmad la’aan dhinaca Dawlada ah

Berbera”Doon Kaluumaysi Oo Habeen Hore Ubaxday Xeebta Bari Ee Berbera,taas oo saaran yihiin Shan Badmaax ,Ayaa Makiinadu Ka Xumaatay Oo Sabays Bada Kudul Maraysay Labadii Maalmood Ee Udanbeeyay Markii Ugu War Danbaysay Waxay Ahayd Saaka Shantii Subaxnimo Iyaga Oo Xaga Badweynta Ay Dabayshu Usii Waday Siduu Iisheegay Saleebaan Foos Oo Ah Mulkiilaha Doonta Oo Nooceedu Yahay Volva Xiligaasoo Ay Lasoo Hadleen Raga Doonta Saarani Una Sheegeen Inay Halis Kujiraan Gurmadna Ay Ubaahan Yihiin.

Intaas Wixii Kadnbeeyay Ilaa Hada War Sugan Lagama Hayo Doontaas Gurmad Doon Kale Oo Saaka Loo Dirayna Dhexda Ayay Ku Xumaatay Dib Ayaana Loo Soo Jiiday.
Mulkiilaha Doonta Saleebaan Foos Waxa Uu Sheegay In Ilaa Hada Waxgurmad Ah Aanu Ka Helin Wasaarada Xanaanada Xoolaha Iyo Horumarinta Kaluumaysiga Iyo Sidoo Kalena Aanu Garanayn Meel Uu Kala Xidhiidho Maamulka Gobolka Saaxil Iyo Ka Degmada Berbera.
Waxa Kaloo Uu Sheegay Saleebaan Foos Inay Caawa Tageen Taliska Ciidanka Ilaalada Xeebaha Bada Ee Berbera Isaga Iyo Rag Kaloo Kaluumaysato Ahi Maamul Ciidankuna Ka Codsadeen Lala Gurmado Oo Lala Soo Samata Bixiyo Raga Doontaas Saaran Oo Dabaysha Badu Xaga Badweynta Usii Wado Xaalad Halisana Ku Sugan Sida Uu Sheegay Mulkiilaha Doontu Masuuliyiinta Ciidanka Ayaa Ysheegay Inaanay Xiligan Habeenumada Ah Waxba Uqaban Karine Uu Beri Subax Uyimaado.
Muwaadinka Doontan Lihi Gurnad Ayaa Dakabanayaa Lagu Soo Badbaadinayo Doonta Iyo Raga Saran.

Xigasho Mohamed Abdillah Soofadhiiste

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews