MANDHEERANEWS.COM
Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Madaxweynaha Somaliland u Soo Jeediyey Inuu Fuliyo Heshiiskii Khaatumo Ee lala galey Cali khaliif
June 12, 2019 - Written by mandheera news

Hargeysa(Mandheeranews) – Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa laba talo oo aad u mihiim ah u soo jeediyay Hogaamiyaha aadka loo dhaliilsan yahay ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Gudoomiye Cirro ayaa qoraal uu Bartiisa Facebookga soo dhigay waxa uu u soo jeediyay Madaxweyne Biixi inuu si deg deg ah u fuliyo heshiiskii Somaliland la gashay Siyaasi Cali Khaliif Galaydh iyo Maamulka Khaatumo, Waxa uu u soo jeediyay Muuse Biixi inuu wax walba ka horaysiiyo midaynta dadka iyo Dalka Somaliland.

Qoraalkan ayaa u dhignaa sidan “Xukuumadda KULMIYE waxa aan ugu baaqeynaa in ay fuliso Heshiiskii Ay La Galeen Dr. Cali Khaliif Galaydh Iyo Maamulka Khaatumo, Waxaana Muhim Ah In Wax Walba Laga Horeysiiyo Maanta Mideynta Dalka Iyo Dadka”.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews