”Inuu Siyaad Barre Duqeeyo Gobaladii Waqooyi Sax Bay Aheyd … ” Gen Guulwade + [ Muuqaal ]
January 22, 2020 - Written by admin
Muqdisho(Mandheeranews)”Inuu Siyaad Barre Duqeeyo Gobaladii Waqooyi Sax Bay Aheyd … ” sidaa waxa yidhi Genaraal Guulwade oo kamid ah guddida uu farmaajo u magacabay wadohadalada Somaliland iyo Soomaaliya