MANDHEERANEWS.COM
Maamulka Gobolka Maroodi-Jeex oo soo gunaanaday Beelihii isku haystay Nin 43 sanno kadib la helay.
August 13, 2020 - Written by admin

Hargeysa(Mandheeranews)Kulan maanta ka dhacay xarunta Gobalka Maroodijeex ee Somaliland kuna saabsanaa Nin odaya oo raame leh oo hadalhayntiisuna ku badnayd baraha Bulshada iyo TV yada Afka-Soomaaliga ku hadla sidoo kale muranna ka taagnaa qoyskii uu ka maqnaa waxaa si rasmiya ula wareegay masuuliyadiisii qoys ka mid ah labada qoys ee midkood kasoo kaxeeyey Gobolka Shiniile oo ka tirsan Dawlad Deegaanka Soomaalida iyagoo u haystay nin ka maqnaa 43 Sanno (Dagaalkii1977).

Qoyska soo kaxeeyey Shiniile lana yidhaa Ilma Bulaale Saalax kana soo jeeda Degmada Oog waxay aakhirkii xaqiiqsadeen markay waraysteen inaanu ahayn ninkii ka maqnaa qoyskooda, waxa kaloo ay cadeeyeen ninkan oo dhimirka wax ka qabaa inuu hadana sheegay shakhsiyaad qoyskiisa ka mid ahaa iyo deegaankii uu kasoo barbaaray yaraantiisii ee Xaysimo (Taleex), Qoyskan reer Xaysimo oo la yidhaa ilma Siciid aw. Ismaaciil iyaguna waxay sheegeen inuu 24 sanno ka maqanyahay Magaciisa oo Sadexanna uu yahay Axmed Siciid Aw. Ismaaciil ahaan jirayna askari Kabtana oo ka tirsanaa Dawladii Soomaaliya, waxaanay la wareegeen masuuliyadii ninkan odayga ah waxa kaloo ay sheegeen inay diyaar u yihiin inay qancinta qof kastoo ismoodsiin kara qof ka maqnaa.

Dadyow badan oo ka kala yimid deegaanada kala duwan ee Soomaalida oo baadi goobayey dad ka maqnaa 43 sanno laguna waayey dagaalkii 1977 ee Somalida iyo Xabashida u dhexeeyey waxay soo raadceeyeen ninkan si mid kastaaba u hubsado inuu yahay qofkii ka maqnaa.

Xigasho: Gud. Khadar Barud

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews