MANDHEERANEWS.COM
Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Oo ka hadlay Xaalada Siyaasadeed ee Dalku Marayo,
April 25, 2019 - Written by mandheera news

Hargeysa (Mandheeranews)Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin, ayaa ka hadlay xaalada Siyaasadeed ee dalka, waxaanu ku taliyey in wax walba oo la isku hayo in xal iyo heshiis laga gaadoh, xilli Xisbiyada Qaranku ay Siyaasad ahaan aad u kala fogaadeen. Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland

Axmed Yuusuf Yaasiin, oo wareysi gaar ah siiyey Wargeyska Geeska Afrika ayaa sidoo kale kahadlay maceeshada qaaliga ah, qiimaha sarifka ee hoos u dhacay iyo abaaraha, waxaanu ugu horeyn yidhi “30 sanno in ku dhaw inaynu ahayn dal madax banaan, oo iskii u taagan, muddadaas aynu jirnay, waxaynu qabsanay, qaabka aynu uga soo gudubnay duruufihii iyo marxaladihii adkaa Caalamku aad buu ugu bogay, waxaana kale oo aad loogu riyaaqay qaabka aynu uga gudubnay nidaamkii qabaliga ahaa, ee aynu ugu gudubnay nidaamka dimuqraadiga iyo axsaabta badan, waxaa kale oo aad looga dharagsan yahay kala dambaynta, Dawladnimada, Dimuqraadiyada iyo qaabka wacan ee aynu u qabsanay Doorashooyinka,markaas waa in wada tashi iyo wanaag aynu ku xalinaa dhib kasta oo inala soo gudboonada,si aynu uga fogaano wax kasta oo qarankeena, dadkeena iyo dalkeena dhib ku keenaya, waana inaynu ka dheerano wax kasta oo dhaawac siyaasadeed inagu keenaya, waxaan aan xal lahayna ma jiro, ee wax kasta oo la isku hayo aynu xal uga gaadhno sida ugu haboon”.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews