“Nimanka Reer Saaxil Ee Sistamkii Dawladnimo Xiligii ay Hayeen Dalka Ku Boobay, Ilaa Hadana Waxay Raadinayaan Siday Wax Uboobi Lahaayeen”Wasiir Cabdillahi Abokor”
November 11, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Mandheeranews)“Nimanka Reer Saaxil Ee Hadiyo Jeer Hadlaa Sistamkii Dawladnimo Ee Ay Hayeen Ayay Xiligay Shaqaynayeen Dalka Ku Boobeen Ilaa Hadana Waxay Raadinayaan Siday Uboobi Lahaayeen”Wasiir Cabdillahi Abokor”
