Siyaasi Ramaax oo ka digay shirkado Budhcad ah oo gaar loo leeyahay in lagu wareejinayo Haamaha shiidaalka Berbera
May 24, 2019 - Written by mandheera news
Burco (Berberanews)- Xoghayaha arimaha gudaha ee Xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa sheegay in haamaha shidaalka Berbera dib loogu celinayo oo lagu wareejinayo Shirkado gaar loo leeyahay.
Dhinaca kale Xoghaye Ramaax ayaa Xukuumada Madaxweyne Biixi ku eedeeyay inay ku guul daraysatay waxka qabashada Sicir bararka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka