Somaliland: Wasiir Shaqaalaheeddii Fasaxday Iyo Qoddobka Ku Lammaan
March 25, 2020 - Written by admin
Hargeysa(Mandheeranews)-Wasiiradda Arrimaha Bulshadda Somaliland, Marwo Hinda Gaanni ayaa fasaxday shaqaalaheedda. Xilli shaqaalaha kale ee dawladdu shaqadooda gudanayaan.