Suldaanka Guud Ee Beesha Gobolka Awdal oo Ganafka Ku Dhuftay In Saami Qaybsi la’aan Lagu galo Doorashada Golaha Wakiilada Somaliland
August 15, 2019 - Written by admin
Suldaanka Guud Ee Gadabuursi Iyo Madax dhaqmeed Meel Adag Iska Tagay Saami Qaybsi-qaybsiga Golaha Wakiilada SL Sheegay in aanay Shacabka Gobolada Galbeedku Aanay Diyaar u Ahayn in ay Sidii Hore Doorasho Ku Galaan.