Wefti Ka Socda Xukuumadda Somaliland Oo Deeq Jiingado ah Gaadhsiiyey Degmada Laasgeel
August 19, 2020 - Written by admin
Dacarbudhuq(Mandheeranews)Wasiirka Gadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland Cabdilaahi abokor Cismaan iyo Wefti uu hogaaminayo oo Ka Socda Xukuumada Somaliland ayaa Maanta Deeq Jiingado ah Gaadhsiiyey dadkii lahaa guryihii ku dumay Roobkii dufaanta watay ee dhawaan ka da’ay magaalada Dacarbudhuq ee xarunta Degmada Laasgeel
